Wasiirka wasaaradda amniga gudaha  soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa manta kormeeray Taliska Ciidanka booliska Soomaaliyeed, isagoo Warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi xasan Maxamad xijaar iyo saraakiisha  kale ee ugu saraysa Booliska, wuxuna uga mahad celiyay wasiirka dadaalada ay ugu jiraan difaacida shacabka wuxuna kula dardarmaay dar dar gelinta iyo adkaynta howlaha amniga.